SONSAF Oo Haragysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wakiillada

0
1120

Hargeysa,(HargeisaPress) —Dalada Ururada aan dowliga ahayn ew SONSAF ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ku qabatay kulan lagaga doodayo xal u helista caqabadaha hortaagan Doorashada Baarlamaanla Somaliland.

Kulan oo soconayay mudo labo cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland, Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, Xisbiyada Siyaasada, Deeq Bixiyaasha arimaha Doorashada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

HALKAN KA DAALACO WARKAA OO DHAMAYSTIRAN

 

LEAVE A REPLY