Somaliland: Wasiirka Biyaha Oo Markii U Horeysay Magacaabay Gudi Kala Shaqayn Doonta Mashaariicda Biyaha

0
978

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa mar kale ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo sheegay in uu deeganada Tukaraq ku soo celin doono gacanta mamaulka Puntland.

Dhinaca kale Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa waxa uu ka waramay gudi uu dhawaan magacaabay oo kala shaqayn doonta arrimaha Biyaha oo ay Wasaaradaasi yeelatay markii ugu horaysay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here