SOMALILAND: Shan Qof oo Ku Dhintay Abaaraha Bahsan Ee Ka Jira Gobolka Awdal Iyo Maamulka Gobolka Iyo Oo Ku Dhawaaqay Gurmad Deg Deg ah + Muuqaal

0
1073
A Somaliland goat herder besides the carcasses of some of his last remaining animals, which had just starved to death (Ashley Hamer/VICE News)

Borama , (HargeisaPress) —Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Awdal ayaa sheegaya in Ku Dhawaad 5 Qof ayaa Ku Dhintay Abaaraha Bahsan Ee Ka Jira G.Awdal Wakhti Xadirkan Maamulka Gobolka Iyo Ka Degmada Borama Oo Ku Dhawaaqay Gurmad Deg Deg ah.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY