Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Shirka Wada-tashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqisho

0
846

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukumadda Somaliland ayaa manta ka hadashay mawqfifka ay ka tagaan  tahay shirka wadatashiga qaran eek a furmay magaalada muqdisho.

 

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ahna afhayeenka xukumada Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadani oo manta shir jaraa’id ku qabtay xfiiskiis aya si adag uga hadlay mawqfika ay xukumadda Somaliland ka taagan tahay shirka wada tashiga eek a socda magaalada muqdisho.

 

Waxaana wasiirku uu sheegay inay madaxbanaanida Somaliland ay tahay muqadis isla markaana aanay marnaba qayb ka hayan midnimada somaliya , sidoo kalena waxa uu xukumadda Somaliya uga digay inay ku xadgudbaan qaranimada Somaliland.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here