Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland

0
909

Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland oo sheegay in aanu jirin muran dhinaca dhulka ah oo Somaliland kala dhexeeya.

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf (Xawar), oo hadalkaas ka jawaabay ayaa sheegay in ay ka rejaynayaan madaxweynaha cusub ee Puntland in uu ka shaqeeyo nabadgelyadda degaanka.

Wasiir Ciise Xawar, waxa kaloo uu sheegay in Somaliland dhinacoodda ay ku dedaalayaan sidii aan mar danbe wax dhibaato ah oo khasaare keenaa u dhexmarin Puntland.

Halkan Hoose Ka Daawo Jawaabta Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland:

Hargeisa Press/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here