Somaliland Oo Ka Digtay Gadiidka Dagaalka Ee Soomaaliya La Siiyay

0
946

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley khilaafka ka dhexeeya xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ee salka ku haya kominshanka doorashooyinka.

Xildhibaan Nacnac ayaa waxaa uu sidoo kale ka digay  hub ay dawlada Somaliya maalintii shalay aheyd ay kala wareegtay dawalda Qatar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here