Somaliland: Masuul iska Casilay WADDANI oo ku Biiray UCID

0
1169

Hargeysa,(HargeisaPress)— Qaasin Xaaji Ibraahim Tubeec oo ka tirsanaa hogaanka sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casiley Xisbigaasi, isagoona sheegay inuu kuna biiray Xisbiga Ucid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here