Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Dib Loo Dhigay Shirweynihii Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi

0
1023

Muuse BIIXHargeysa,(HargeisaPress) — gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in dib loo dhigay shirweynihii golaah dhexe ee xisbigaasi Kulmiye .
gudoomiyaha xisbiga Kulmiye waxaa uu carabaabay in xiliga la qabanayo shirka iyo goobta lagu qabanayana gadaal laga soo sheegi doono,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye sidaasi waxaa uu ku sheegay  war gelin uu kala direy  xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye waxaanay u dhignayd sidan:

Ku: Xubnaha Golaha Dhexe
Ujeeddo; wargalin

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mud, Muuse Biixi Cabdi waxa uu ku wargalinayaa dhamaan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye in dib loo dhigay shirkii golaha dhexe, xiliga la qabanayo iyo goobta lagu qabanayana gadaal laga soo sheegi doono.
ALLAH MAHAD LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here