Somaliland: Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka SOLJA Oo Lagu Dhawaaqay

0
900

gudomiyaha SOLJA3Hargeysa,(HargeisaPress) — Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa ka dib markii maalmihii la soo dhaafay la xaliyay khilaaf soo kala dhex galay Hogaanka Ururka.

Shirweynaha ayaa abaabulkiisa loo xilsaaray todoba xubnood oo ka mid ah Warbaahinta Somaliland kuwaasi oo magacyadoodu yihiin sida hoos ku qaran.

1 Axmed Xuseen Warsame

2 Cabdifataax Caydiid

3 Najax Adan Cunaaye

4 Maxamed Yusuf Ilkacase

5 Maxamuud Cabdi Jaamac

6 Yaxye Sheekh Ismaacil

7 Salma Cabdiraxmaan

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY