Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaaladda Qalafsan Ee Ka Taagan Golaha Wakiilada Somaliland

0
1074

Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyasiyiinta madasha wadatashiga oo Hargeysa kulan ku yeeshay ayaa ka hadlay xaaladda qalafsan ee ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo murranka ka taagan jagada gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here