Siyaasi Mustafe Shiine oo Kashifay Cida Ka Danbaysa Dagaalka Ceel-afweyn

0
631

Hargeisa (HargeisaPress)– Guddoomiyhii hore ee gobolada Awdal, Gabiley, Sool iyo Maroodi Jeex, Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa bedka soo dhigay cida ka danbaysa dagaalka Ceel-afweyn.

Siyaasi Mustafe Shiine ayaa sheegay in dagaalka Ceel-afweyn uu yahay dagaal Siyaasadeed oo aanu ahayn dagaal beelo ah, Isagoona sheegay in dagaalkaasi ay ka danbeeyaan rag siyaasiyiin ah oo tikinikada iibin jiray.

Dhinaca kale, Mustafe Shiine ayaa si adag uga hadley arinta tabashada Caarre isagoona sheegay in Caarre uu yahay nin Somaliland-nimada ku godob galay oo cadaalad daro lagula kacay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here