Shirweynihii Sanad Laha Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ka Furmay Hargeysa

0
746

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigeinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) ayaa furay  shirweynaha sanad laha ah ee Saxaafadda Somaliland oo lagu qabtay Huteelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa, kaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa sannad kasta la qabtaa 9-ka November.

Shirkan waxa soo qaban qaabiyey ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, waxa kaloo ka soo qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda, bahda saxaafadda Somaliland iyo marti sharaf kale.

Waxa ugu horeyn munaasibadaasi ka hadlay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) , waxaanu ka warbixiyey kiisaskii sannadkan la diwaan geliyey iyo inta xukun maxakamadeed gashay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here