Shirkadda TELESOM Oo si Weyn uga Dhex Muqaatey Carwaddii 8-aad ee Ganacsiga Somaliland

0
993

Hargeysa, (HargeisaPress) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro weyn ka dhigtay carwadda 8-aad ee ganacsiga Somaliland, oo ka Sabtidii lagu soo gabagabeeyey Huteel guuleed ee magaaladda Hargeysa.

Maamulaha xidhiidhka dadweynaha ee shirkadda Telesom Md. Maxamed Cabdi Darbo ayaa ka warbixiyey adeegyadda casriga ah ee Shirkaddu sanadkan soo kordhisay.

Halkan ka daawo Muuqalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here