Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Sibidh Ah Ugu Deeqday Dhismaha Dayrka Dugsiga New Gabiley

0
1136

Gabiley (HargeisaPress) —Maamlka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta deeq sibidh ah oo loogu tala galay dhismaha dayrka New Gabley kala wareegtay shirkada Shirkada Dahabshiil qaybteeda magaalada Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here