Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda Daabacaadda Casriga Ah Ee SAGALJET waxay deeq ka kooban dharkii ciidda iyo Lacag $2000 ah gaadhsiisay Carruurta ku dhaqan xarunta Agoomaha Hargeysa.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi
Halkan hoose ka daawo SAWIRRO