Shirkada Sagaljet Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsisey Xafada Danyar Ah

0
1101

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maamulaha Shirkadda Daabacaadda Sagaljet Mudane Cabdi Yuusuf Aar ayaa deeq lacageed oo dhan $2000 gaadhsiiyay qoys tabaalaysan oo ku nool duleedka koonfureed ee magaalada Hargeisa.

Maamulaha oo ay weheliyaan Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac, iyo Cabdikariim Axmed Mooge Waxay saaka booqdeen Qoyskan oo ka kooban Hooyo Haysata Wiil xanuun asiibay iyo Ubad yaryar oo la il daran, Baahi, Waxbarasho la,aan iyo dhaxan, Waxaanay si wada jir ah baaq ugu direen dhamaan dadka khayrka jecel inay taakulo la soo gaadhaan Qoyskaan tabaalaysan.

HargeisaPress News Desk

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here