Shirkada Sagal Jet Oo Gaadhsiisay Deeqo bustayaal Ah Xarunta Agoomaha Iyo Cusbitalka Dhimirka ee burco

0
1038

Burco, (HargeisaPress) —Shirkadda Daabacaadda Casriga ha ee Sagaljet waxay shalay deeq bustayaal gaadhsiisay Cusbitaalka Dhimirka iyo Xarunta agoomaha magaalada Burco, iyadoo Shirkaddu gacan ka geysanaysa baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan bulshada jilicdasan ee reer Somaliland xiliyadan dhaxanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here