Shirkada Sagal Jet Oo Deeq Bustayaal Ah Gaadhsiisay Cisbitaalka Dhimirka & Ururka Daryeelka Naafada Boorama.

0
1332

Borama, (HargeisaPress) —Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee Sagaljet waxay maanta deeq bustayaal ah gaadhsiisay Cusbitaalka Dhimirka Xarunta gobolka Awdal ee Boorama sidoo kale waxay Shirkaddu deeq taa lamida gaadhsiisay Xarunta dadka naafada ah lagu xanaaneeyo ee SOWAD, iyadoo Shirkaddu gacan ka geysanaysa baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan bulshada jilicdasan ee reer Somaliland xiliyadan dhaxanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here