Shirar Muhiima Oo Dawladda Hoose Ee Hargeysa Mudooyinkii U Dambeeyey Caasimadda Uga Socday Iyo Maayar Ku Xigeen Oo Tafaasiil Ka Bixiyey

0
1213

Hargeysa , (HargeisaPress) —Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargeysa md Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Caga-weyne), ayaa ka warbixiyey shirar Huteel Ambaasadoor ee Hargeysa ay ka wadeen oo uga socday Xildhibaanadda iyo maamulka golaha deegaanka ee Dawladda Hoose ee Hargeysa, waxaana uu maayar ku xigeenku ka hadlay u jeedada shirarkan iyo arimaha ay dawladda Hoose kaga wada tashanaayeen.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here