Shacabka Oo Bogaadiyay Waxqabadka Wasiirrada Shaqada iyo Arimaha Bulshada

0
981
Wasiir Hinda Jaamac Gaandi

Hargeysa, (HargeisaPress) — Shacab weynaha ku nool caasimadda Hargaysa ayaa bogaadiyay waxqabadka ay samaysay mudadda sanadka ah ee ay xilka haysay wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland.

Waxaanay dadweynuhu sheegeen in waxqabadka wasiir Hinda Jaamac Gaandi, ay ku dhalisay ididiidlo iyo kalsooni badan oo ay u qaadeen xukuumadda hadda talladda haysa ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.

Weriyeyaal ayaa makarafoonka la dhexmaray bulshadda degan caasimadda Somaliland ee Hargaysa, waxaanay ka hadleen siday u arkaan siday u shaqaysay wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshaddu.

Halkan Ka Daawo Aragtidda Dadweynaha Caasimadda Hargaysa:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

 

 

LEAVE A REPLY