Shacabka Gobolka Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Safarkii MadaxwaynahaEe Dalka Gini.

0
645

Gabiley,(HargeisaPress)—Shacabka ku dhaqan  magaalo galancsiyeedka tog wajaale ee gobola gabiley ayaa maanta iskugu soo baxay wadooyinka waawayn ee gudaha magaalada iyagoo taageero umuujinayay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminayay ee safarka ku tagay dalka ginie ee galbeedka Africa

Maamulka magaalada wajaale ayaa iyagu qayb laxaad leh ka qaatay isku soobaxan shacabka iyo hadalona ka jeediyay  faraagarahan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

Zayid Hanad M Madar  – HaegeisaPress – Wajaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here