Sh xuseen xasan (xuseen faraaid) oo ku guulaystay Shahaadada BHD ama Diktoora Axaadiis alshariif Jaamacada Madinah

0
2977

Waxaa jaamacada Madiina siisay midka mid ah musheekhda soomali ee halkaa wax ka barata oo la yidhaa Sh xuseen xasan cali (xuseen faraaid) darajo sarre shahaadada PHD ama Diktooraad gaar ahaan axaadiisu shariif.

Sh xuseen wuxuu ka mid yahay musheekhda caanka ka ah dhulka soomalidu dagto oo dhan gaar ahaan magaalada uu dagan yahay oo ah caasimada jamhuuriyada somaliland hargiesa sh xuseen wuxuu ahaa ardaydii magaalada hargeisa burco ceerigaabo wax ku bartay wuxuu ka mid yahay musheekhda wacyigalinta joogtada ah siin jiray bulshadiisa ilaahay haka abaal mariyee, waxaan leenahay Hambalyo alle hakugu anfaco Ameeeeeeeeeen Ameeeeeeeeeeeen

Hargeisapress office

Ahmedyasin sh cumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here