Sedexba Sedexbaay Keentaye Sedexda Xisbi Qaran iyo Dhalinyaradooda Qallinkii Xildhibaan Ismaciil Cagayare

0
1377
Xildhibaan Ismaciil Cagayare

Hordhac

Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed ku sal leh dimoqraadiyad ay hogaanka siyaasadda u hayaan xisbiyo siyaasadeed .

Waxan maqaalkan kooban kaga hadlayaa Dhalinayrada xisbiyada qaran Somaliland oo mudooninka danbe waxbadani ku soo kordheen.

1. Xisbiga waxaan ku xasuustaa hadalkii aay ku daafacaan xisbiga dhalinyarada kala ah afyaheenka xisbiga ucid iyi qoddobo. Waxaan ku xasuustaa dhalinyarada xisbiga wadani.

  1. siday markaay qof ka midi uu wax soo dhigo siday isku difaacaan iyagoo moodo inay telefoon iskugu habar wacdaan oo aay comanka uga bixiyaan iyagoo dhalinyarokoobana.

Hadaba dhalinyaradii xisbiga kulmiye ee heer qaran chattingka facebooga ayeey ka wada sheekaystaan qofka is idhaa wax lasoo dhigay comment  ka bixi waxaay xisbiga wadani idhahdaan aduu xisbiga kulmiye xil maka hayside sxb ila saayir ayaay idhahdaan iyagoo chatinka kala soo hadlaya hadba waxaan soo qadanaya afar qof oo xisbiga kulmiye aan xilka haynin oo siwanaagsan udaafaca xisbigooda 1. Iid Muuse 2.Khadar Cali Joohar 3. Xuseen Cabdi Cali Badhaani 4 Axmad Nuur Wacaysa Qudde Afartaa inan oo aanu midna xilkahayn xisbiga kulmiye hadaan heli lahayn afar kaloo lamida oo qoraalka xaga xisbiga kulmiye kudaafaca xaga midiyaha cid walba waan kaga adkaan lahaaaa hadaba Haday jirana dad kale oo dafaca xisbiga asxabeey yaan layla yabin waa afartaan ark aye.

Allah Mahad leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here