Safiirka Somaliland Ee Djibouti Oo Kormeeray Xarumaha Dawlada Lawyacado Oo Ah Xadka U Dhaxeeya Dawladaha Somaliland Iyo Djibouti

0
492

Djibouti, (HargeisaPress) — Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Djibouti Amb.C/fatax Siciid Ahmed ayaa kormeeray xarumaha dawlada Lawyocaddo oo ah xadka u dhaxeeya Somaliland iyo Djibouti.

LEAVE A REPLY