Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirul Dawlaha Kenya Iyo Madax Sar Sare Oo Ka Socday Haayado Caalamiya

0
1088

Nairobi ,(HargeisaPress)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka kenya Baashe Cawil ayaa bilaabay kulamo muhiim oo uu la qaatay Wasiiro kamida Dawlada kenya Madaxda Ha”yado caalamiya iyo Saraakiil kala duwan oo ka socday Safaarada Ingiriiska.

Kulamadan ayaa ka dhacay safaarada somaliland ku leedahay magaalada Nairobi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY