Safiirka Djibouti U Fadhiya Somaliland Oo ka Hadlay Codayntii Doorashada Ee Maanta Ka Dhacday Somaliland Kana Hadlay Kormeer Uu Kusoo Maray Goobo Ay Codayntu Ka Socotay

0
1117

Hargeysa, (HargeisaPress) —Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa ka hadlay codayntii doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta ka dhacday Somaliland,waxaana uu faahfaahin ka bixiyay kormeer uu kusoo maray goobo ay ka socotay codayntu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here