Ruushka oo Soo Bandhigay Hub Casri Ah+SAWIRRO

0
1121

Mosco (HargeisaPress) – Dalka Ruushka ayaa soo bandhigay qalab milatari oo casri ah kuwaas oo loo adeegsaday Tignoolajiyad cusub.

Noocyada hubka casriga ah ee dalka Ruushku uu soo bandhigay ayaa waxa ka mid ah Madaafiicda, Diyaarado drone ah oo loo ekaysiisay shimbiraha Baaska iyo Galaydhka oo kale iyo Kaarayaal ah noocii ugu dambeeyey.

Carwadan qalabka tigniilayjiyada cusub ee milatariga 2019-ka lagu soo bandhigay ayaa ka dhacday caasimada dalka ruushka ee Moscow.

HargeisaPress.com

LEAVE A REPLY