Qoraaga Buuga “Invisible countries” oo ku xusay somaliland inay u qalanto in la ictiraafo waxaana lagu baahiyay warbaahinta caalamka ugu waaweyn

0
1002

Hargaysa-“Hargeisapress” Machadka World affairs ayaa waraysi ka qaaday Suxufiga caanka ah ee qoray ” invisible countries” book lagu magaacabo oo uu leeyahay wariye joushea keating wuxuu wariyahani kusoo qaatay wadamadda aan haysan ictiraafka ee hadana shuruudihii looga baahnaana buuxiyay ee aan wali la aqoonsan ” We discover autonomous Somaliland, which has all the trappings of an independent state but no international recognition” hadalkan iyo mawduucan borderland la yidhaahdo wuxuu kusoo beegmayaa xili xuduudaha somaliland la is horfadhiyo oo xuduudihii caalamiga ahaa ee dawladda somaliland lahayd lagu soo duulay caalamkuna iska indho tirayaan xaqiiqada dhabta ah.

https://www.washingtonpost.com/news/worldviews/wp/2018/08/01/trump-says-borders-make-a-country-but-theres-a-lot-more-to-it/?noredirect=on&utm_term=.b2c11b868a8a

minutes 08:15 ayaad ka bilaaban kartaa wixii somaliland khuseeya

Warbaahinta maraykanka ayaa si fiican buugan usoo bandhigtay sida warbaahinta washingtonpost oo su aalo ka waydiisay qoraagii buuga Josh Keating wuxuuna si kal iyo laab ah ugu doodday qadiyada somaliland ee ictiraaf raadiska ah in la siiyo ayna mutaysteen.

” Even in places like Kurdistan and Somaliland, which are stable and relative success stories in their regions, it’s not hard to see the risk factors.”

“Wadamadda ay ka midka yihiin Kurdistan iyo Somaliland waxay haystaa nidaam iyo nolol xasiloon oo leh guulo la taaban karo maaha in lagu sii daawado xaaladaha khatarta keeni kara”

Waxaa faaladan soo diyaariyay: Ahmedyasin sh cumar Ahmed Fure

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here