Qaabkii Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya Loogu Qaabilay Hargaysa

0
808

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo imikana ah Guddoomiyaha hay’adda Brenthurst Foundation oo ka shaqaysa horumarinta dhaqaalaha Afrika iyo hirgelinta nidaamyada caalamiga oo xarunteedu tahay dalka South Africa oo waddanka ku yimid marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY