Puntland Sheegtay In Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya Laga Qayb Geliyo

0
157

Garowe (HargeisaPress)- Maamul goboleedka Puntland ayaa u soo jeedisay dowladda federaalka Soomaaliya in laga qaybgeliyo wadahadallada Somaliland, xilli la sheegay in wadahadallada loo balansan yahay 19 bishan.

“Sida uu qabo dastuurka federaalka ahi, gorgortan iyo heshiis walba oo saamaynaya dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah waxaa waajib ah in laga qaybgeliyo oo aanu ku koobnaan kaliya dowladda federaalka…

Sidaas darteed Puntland waa inay qayb ka tahay wada-hadal walba oo saamayn ku leh deegaannada Puntland gaar ahaan wadahadallada u dhaxeeya dowladda federaalka iyo Somaliland”.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY