Ogeysiis/Ogeysiis/Ogeysiis

0
1258

ogaysiisWaxa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada reer Hargeysa in la qabanayo munaasibadda Daahfurka Al-Jazeera Primary School (Jameeco Weyn) iyo Midawga Dugsiyada Maroodijeex, Mama Moonlight iyo Nuural-cayn oo ka dhici doonta Xarunta Dugsiga Aljazeera ee Maxamuud Haybe/Waddada Jameecada.

Waxa intaas dheer 

Abaal-marinno la siinayo ardayda sannadkii hore kaalmaha gashay,
Hadyado buugaag ah oo SOMALI PEN ku maamuusayaan marti-sharafta, Aasaaska kooxda Kubbadda Cagta ee Aljazeera (X Horyaal)
Shahaado-sharafyo la siinayo suxufiyiin, shirkado iyo masuuliyiin qaran, iyo barnaamijka waxbarasho ee dugsiyadan.

Waa maalinta Khamiista 28/Ogos/2014. Wakhtiga: 08:00 arooryo, Jameeco Weyn Hargeysa. Kala xidhiidh wixii faahfaahin ah maamulka iyo macallimiinta iskuulka.

0634035520, 0634479421, 0634428604, 0634257124

saedmgahair@hotmail.com

Hargeysa/Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here