OGEYSIIS: Xaflada Soo Dhawaynta New ucid Iyo Ku Soo Biirista Xisbiga Kulmiye ee dalka Sweden

0
1673
Midawga Garabka New Ucid Sweden iyo Xisbiga Kulmiye.

STOCKHOLM — Waxaan taageerayaasha xusbiga kulmiye iyo taageerayaasha garabkii jamaal cali xuseen ee newucid wergelinaynaa inay si mug leh uga soo qaybgalaan xafalada ku soo biiritaanka xisbiga kulmiye dalka Sweden. Xaflad midowga kulmiye iyo new ucid oo ka dhici doono Caasimada Sweden ee Stockholm 4/3/2017 sabtida.

Waxaan leenahay dhamaantiin gacmo furan iyo qalbi diiran ku soo dhawaada .

GOOBTA SHIRKA: STOCKHOLM-JUBBA RESTAURANG.

MAALINTA SABTIDA.

SAACADA :18:00.

LEAVE A REPLY