OGAYSIIS: HARGEISA & HABEENKA ABWAAN ABDILAHI XASAN GANAY

0
317

Hargaysa  (Hargeisapress) Abwaan Abdilaahi Xasan Ganey oo dalka ka Maqnaa muddo ayaa wuxuu maalmo ka hor ku soo laabtay dalkiisii hooyo waxaanu Abwaanku dadka reer hargaysa si hagar la’aan ah ugu soo bandhigi doonaa gabayadiisii ” hargaysa iyo habeenka Abwaan Abdilaahi Xasan ganay” waxaa uu ka dhici doonaa Hotelka maansoor Maalinta Jimcaha ah habeenka sabtidu soo galayso 18/08/2017 7:00 pm sidaa haloola socdo.

Hargeisapress hargaysa office

LEAVE A REPLY