OGAYSIIN: Booqashada Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland ee Xarunta Midowga Yurub ee Brussels. Belgium.

0
1474
Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil Saylici

BRUSSELS,Belgium – Waxaan Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Belgium iyo hareerihiisa aanu ku wargelinaynaa in uu Socdaal shaqo magaalada Brussels ku iman doono Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.

Waxaana uu Madaxweyne ku Xigeenku Jaaliyada la kulmi doonaa Maalinta Khamiista ee ay Taariikhdu tahay 6 December 2018. Saacaduna tahay 6:30 Fiidnimo.

Cinwaanku waa

Hotel Sofitel Brussels Le Louise
Avenue de la Toison d’Or 40, 1050 Bruxelles
BELGIUM

Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xidhiidh Taleefanadan

0032465631884. 0032466332274

Waad Mahadsan tihiin

Kaysar

LEAVE A REPLY