Nuxurka Khudbad Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland U Jeediyey Dadweyne Ku Soo Dhaweeyey Boorama.

0
1100

Boorama, (HargeisaPress) — Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna kusimaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo hadal kooban u jeediyey shacabkii ku sugnaa barxadda hore ee Khayriyadda, ayaa ku dheeraaday waxqabadka muuqda ee xisbiga KULMIYE ka hirgeliyey dalka, gaar ahaan gobolka Awdal, waxana uu tilmaamay in bulshada looga baahan yahay inay waxqabad ku doortaan cidda doonaysa inay dalka hoggaamiso.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY