Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Ururka Dhallinyarada Tala-Wadaag Ee Degmada Gacan-Libaax Oo Ku Soo Biiray Xisbigaasi

0
1122

Hargeysa, (HargeisaPress) —Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ay wehelinayaan saraakiisha heer iyo weli ba kuwa heer qaran ee Xisbigaasi, ayaa xadhiga ka soo jaray xafiiska dhallinyarada Tal-wadaag ee xaafadda degmada Gacan-Libaax, gaar ahaan xaafadda New Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here