Mujaahid Xasan Guure Oo Ka Hadlay Geeridii Ku Timi Gudoomiyihii Sarriflayaasha Somaliland Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

0
1249

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa ka hadlay geeridii ku timi gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland oo xalay ku dhex geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa,Sicir Bararka dalka  taagan. Waxaana uu dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here