Mujaahid Cali Gurey Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Ansixinta Heshiiska Saldhiga Milateri Ee Berbera Laga Dhisayo Eedihii Ugu Cuslaana Usoo Jeediyey Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland

0
1055

Hargeysa,(HargeisaPress) —Mujaahid Cali Gurey oo kamida xisbiga KULMIYE ayaa si adag uga hos jeestay heshiiskii saldhiga Milateri ee xildhibaanadu ansixiyeen,waxanaa uu digniin u direy xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Sidoo kalena Mujaahid Cali Gurey ayaa eedaymo culus usoo jeediyey gudoomiyayaasha wakiilada iyo Guurtida Cabdiraxmaan Cirro iyo Saleebaan Maxamuud.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here