Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Maandoriye Isbiirto Ah Ku Warejisay Dhakhtarka Wayn Ee Caasimada Hargeysa

0
1392

Hargeysa (HargeisaPress) —Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maandooriye Isbiirto ah waxay ku wareejiyeen cusbitaalka magaalada Hargeysa,waxaana uu sheegay gudoomiyaha Maxkamadda Hargeysa in la xukumay eedaysanayaashii lagu soo qabqabtay Maandooriyahan Isbiirtada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here