Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Shaacisay Dacwadaha Sanadkan Cusub Soo Galay Maxkamadda Ee Ay Ka Garnaqeen Fariin Digniin Ahna U Direy Cilaajyada Dadka Maskaxda Ka jiran Lagu Xareeyo

0
1308

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta shaaca ka qaaday dacwadaha sanadkan Cusub soo galay maxkamadda degmada hargeysa ee a ka garnaqeen iyo kuwa aanay ka garnaqin.

Waxaana ay maxkamadda degmada Hargeysa fariin digniin ah u dirtay Cilaajyada lagu xareeyo dadka Maskaxda ka jiran.

Abdinasir Mohamed

HargeisaPress News Desk — Borama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here