Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodi-Jeex oo Dib U Bilawday Dhageysiga Dacwadda Wargeyska Foore

0
699

Hargeisa (HargeisaPress)– Maxkamada Racfaanka ee gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay maanta dib u biloowday dhagaysiga dawcwada xukunkii halka sano ahaa ee lagu riday Wargeyska Foore.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here