Maxaad ka Taqaan Maamulka Gabiley? Warbixin C/naasir Guray Meecaad.

0
1158
C/naasir Guray Meecaad.

GABILEY —Badhasaabka.-Gudoomiyayaasha Degmooyinka,Taliyaha Qaybta Iyo Xoghayaha Degmada Gabiley.

#Mayihiin Maamul Inay Meesha Joogaan Ku haboon?.

#Heerkee Ayey Maraysaa Maamul Xumada Daashatay Dadka Deegaanka Gabiley ku Nool?.

#Heerkee Ayey Joogtaa Musuq Maasuqa Iyo Xatooyada Xoolaha Dadwaynuhu?.

#Xaguu ku Danbeeyay Baadhistii Odhadku Muddo Hore Ku Galay Xarunta Dawlada Hoose Ee Gabiley?.

#Maxaa Diiday In baadhistaa ay Natiijo ka Soo baxdo?.

#Waa Sidee Adeegyada Xafiisyada kala Duwan Ee Gobolkan ka Jiraa?.

#Maxay Tahay Sobobta Loo Ansixin Waayey Gobol ku Sheegan Masuuliyiin Aanu Awoodin Lagu Cusleeyay Ee Gabiley?.

#Heerkee ayey Shaqo la’aanta Dhalinyaradu Maraysaa Gabiley?.

#Maxaa Keenay In Furiinku bato Oo Aad Guryaha Ugu badan Magaaladan Aad ku Arkayso Inan Da’yar Oo Korinta Carruur lagu Soo Furay Guriga Waalidkeed Kula Daalaa Dhacaysa?.

#Imisa Mashruuc Oo Dano Khaasa Looga Faa’iidaystay ayaa Ka jira Ka Socda Degmooyinka Gobolkan?.

#Waa Sidee Heerka Waxbarasho Ee Gabiley?.

#Halkuuse Marayaa Adeega  Caafimaad Ee Ay Bixiyaan Cisbitaalada Gabiley?.

#Intee Qof ayaa Sifo Sharci Daro ah ugu Xidhan Saldhigyada Iyo Jeelka Waynba?.

#Sidee Looga Faa’iidaystaa Kaalmooyinka kala Duwan Ee Qurbe Joogta Gabiley Soo Dirto,Intee bay leektahay Inta Gaadha Gacmahii loogu Talo Galay inay Gaadho?.

Halkayse Maraysaa Xoriyatul Qowlka Gabiley?.

Sidee bay Saxaafadda Gobolku u Shaqaysaa?.

Intaa Iyo In Ka badan Oo Inoo Qarsoonba Oo uu ka Mid Yahay Xaalada #Bankii Wajaale Kala Soco Bartan #Naasir Meecaad Iyo #Websitedada Soomaalida Kuwooga ugu Caansan Ama Ka Akhriso Qaar ka Mida #Joornaalada/#Jaraa’iidka Dalka Oo Aan Magacyadooda Dib Idiinka Soo Qori Doonno.

Inbadan bay Is huwanayde Waa In Bur Iyo Biyo Loo Kala baxaa.

Dhawaan Filo Insha Allah.

W/Q:C/naasir Guray Meecaad.

(SAXAFI QORAA AH).

LEAVE A REPLY