Hargeysa , (HargeisaPress) — Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Kulamo Gooni Gooniya Oo Lagu Dar Dar Galinayo Shaqada Wasaarada La Qaatay Madaxda Iyo Masuuliyinta Hay’adaha Islaamiga ee ka hawlgala Somaliland ee wada shaqaynta la leh.