Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Oo Ka War Bixiyey Diwaan Gelinta Shaqalaha Gobolka Togdheer

0
909

Burco, (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa Gobolka Togdheer ka bilawday hawlgalka Tiro Koobka Diwaangelinta ee Madax Taabashadda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo mudo Bilk a badan ay hay’addani guddaha Somaliland ka wado oo si habsami ah dalka uga socda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here