Masuuliyiin WADDANI Ka Tirsan Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Lagula Kacay Saraakiil WADDANI Ka Tirsan

0
618

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay mar kale xadhiga xukuumaddu kula kacday saraakiil WADDANI ka tirsan oo kala ah gudoomiyihii garabka dhalinyarada WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme,Xoghayihii Ciyaaraha WADDANI Yoonis AXmed Yoonis iyo waliba siyaasi Cabdilaahi Daamur.

LEAVE A REPLY