Masuuliyiin Ka Socda Wasaarada Biyaha Iyo Xanaanada Xoolaha Oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Deegaanka Botor Iyo Arabsiyo

0
975

Arabsiyo, (HargeisaPress) –Masuuliyiin ka socda xukuumada Somlailand oo ay ka mid yihiin Agaasimeyaasha Wasaaradaha Biyaha, Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha oo ay weheliyaan maamulka gobolka Gabiley ayaa waxa ay kormeer ku tageen ceelasha biyaha magaalada Gabiley ee Deegaanka Botor.

Dhinaca kale xubnahan masuuliyiinta ah ayaa waxa ay koormeer indho indhayn ah ay ku soo mareen Biyo gelin laga fulinayo magaalada Arabsiyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here