Masuuliiyiinta Gobolka Gabiley Iyo Degmada Wajaale Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Iska Hor Imaad Maanta Dhex Maray Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Ciidamada Liyuu Booliska

0
1298

Gabiley,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta gobolka Gabileyo iyo degmada Wajaale ayaa faahfaahin ka bixiyey iska hor imaad khasaare sababay oo maanta galbeedka magaalada Wajaale ku dhex maray ciidamada booliska Somaliland iyo ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here