Masuul Xil Ka Hayey Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey Inuu Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Uu Xisbiga Ka Hayey

0
909

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghaye ku xigeenkii arrimaha gudaha xisbiga WADDANI ayaa maanta mar uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxa uu shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayey xisbiga.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here