Masuul Sare Oo Xil Ka Hayey Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyey Inuu Is Casilay Iyo Sababaha Ku Kalifay Iscasilaada Oo Uu Mid Mid U Dul Istaagay+Muuqaal

0
960

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyihii degmada Maxamuud Haybe ee xisbiga KULMIYE ayaa shaaca ka qaaday maanta inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu xisbiga KULMIYE ka hayey,waxaana uu mid mid u dul istaagay sababaha ku kalifay inuu is casilo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here