Masuul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Ku Eedeeyey Xisbiga Wadani In Uu Carqaladeeyey Goobihii Kaadh Qaadashada Ee Gobolada Maroodi-jeex Iyo Togdheer.

0
1038

Hargeysa (HargeisaPress) — siyaasiga dada yar ee Maxamed Cabdikariim Cumar (Maxamed-Maarshaal)  Oo Ka Tirsan Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Xisbiga Wadani Ku Eedeeyey In Uu Carqaladeeyey Goobihii Kaadh Qaadashada Ee Gobolada Maroodi-Jeex Iyo Togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here